Dhagayso Oo Ogow Xaqiiqada Dhabta Ah Ee Soomaliland Beesha Isaaq, Samaroon, Ciise Iyo Dhulbahante




Halkan wan ku soo gudbinaynaa, hadalo laga duubay taageeraysha xisbiyadda Somaliland  labbada ugu wayn ee Kulmiye iyo Wadani, taageerayaashan ayaa aaminsan in ay beelahoogu leeyihiin xisbiyadan, dadka kale ee la socdaana aan xisaabtaba lagu darsan.

Saddexda cod ee hoosana waxaan ka soo qaadanay beelaha darifyadda.

Beesha Isaaq oo ku tartamaysa kurisiga madaxwynaha

Dhagayso Habar Yoonis

Dhagayso Habar Awal

 

Beelaha kale ee darifyada

 

Ciise

Samaroon

Dhulbahante

Codkaaga ka dhiibo