Karim Benzema ayaa si carro leh uga baxay tababarkii kooxda Al-Ittihad maalintii Isniinta taasoo keentay in laga saaro gabi ahaanba kooxdii caawa la ciyaartay kooxda...
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la sheegay in aanay eryi karaynin tababaraheeda Mauricio Pochettino waqtigan, isla markaana ay ku qasban yihiin in ay sugaan ilaa...
Xiriirka kubada cagta Ghana ayaa isku dayaya inay ka dhaadhiciyaan da’ yarka Manchester United u soo baxay Kobbie Mainoo inuu iska diido ku biirista xulka...
Xidhiidhka kubadd Cagta Yurub ee UEFA ayaa ganaax kusoo rogaya Manchester City, waxaana loo diidi doonaa inay kasoo qayb-gasho tartanka Champions League, xataa haddii ay...
Galmudug ayaa markii ugu horreysey qaaddey koobka maamul-goboleedyada Soomaaliya, ka dib markii ay gool-ku-laad uga badisey Hirshabeelle oo si howl-yari ah ku timid kama-danbeysta. Puntland...
Marcus Rashford ayaa lagu soo waramayaa inuu seegay tababarka Manchester United ka dib markii uu habeen ku soo qaatay magaalada Belfast. Horaantii isbuucaan, waxaa la...
Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa kusoo laban-laabtay Lionel Messi lacagta uu soo xareeyey sannadkan, iyadoo laacibka reer Argentina uu xajistay kaalinta labaad inkasta...