bshiirgoth Bashiir Goth Oo Suugaan Uu Ku Soo Bandhigay Dhibta Somalida Haysata
sheekhxassan Shekh Xasan Daheeye Oo Qeexay Dhibta Xukumada Somaliland Ku Hayso G. Awdal
dhaarsiilanyo Muuqaal Koobaaya Dadka Uu Siilaanyo U Dhaartay In Uu Daacad U Noqonayo
engfaysal Eng. Faysal Iyo Siilyo Oo Midba Wax Dadka U Sheegay Iyo Foosiya Oo Markhaatiga Furtay  

Wararka Af Soomaliga Ah

Boqol Labaatan Iyo Sagaal Gabdhood Oo Nayjeeriyan Ah Oo La Afduubay Oo La Laayahay Meel Ay Cidhib Iyo Jaan Dhigeen

Apr 17, 2014
Waxaan weli war sugan laga hayn xaalka in ka badan boqol gabdhood oo arday ah, kuwaas oo laga shakisan yahay in ay…

Qaramada Midoobay Oo Gaynaysa Maanta Magaalada Muqdisho Ciidan Gaar Ah Oo Hawshoodu Ka Duwantahay Ku Wa Midowga Afrika

Apr 17, 2014
Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Khamiis ah Muqdisho ka dajinaysa kooxdii ugu horreysay ee ciidamo ka socda Uganda oo…

Hoos U Dhac Ku Yimid Dhaqaalaha Ruushka Iyo Baanka Aduunka Oo Ka Hadlay Saadaashiisa Dhaqaalaha Ruushka

Apr 17, 2014
Dhaqaalaha Ruushka ayaa hoos u dhacay saddexdii bilood ugu horeysey ee sannadkan, iyadoo xasaradda Ukraine ka taagan ay…

Wasiir Geedoole Oo Damiintay Rag Ku Eedaysan Faladanbiyeed Lagula Kacay Saraakiil Itoobiyana, Iyo Wasiir Timacade Oo U Tafaxaytay Sidii Uu,,,

Apr 17, 2014
Dhawaan ayay ahayd markii Kaantaroolka Kalabaydh ee degmada Gabilay lagu baadhay Duplamaasiyiin u dhashay dalka…

Mayarka Dagmada Lughaya Oo Dhul Ugu Deeqay Qurbajooga Gobolada Adal Oo Ka Codsaday In Ay Agoomaha Degmada Gargaara Uga Dhisayaan,, (Video)

Apr 16, 2014
Mayarka Dagmada Lughaya Oo Dhul Ugu Deeqay Qurbajooga Gobolada Adal Oo Ka Codsaday In Ay Agoomaha Degamada Gargaara Uga…

Caawi Wiil Yar Oo Gargaarkaaga U Baahan Oo Ku Xanuunsanaya Magalada Gargaara, Oo Aan Haysan Kaalmo,,,, (Video)

Apr 16, 2014
Caawi Wiil Yar Oo Gargaarkaaga U Baahan Oo Ku Xanuunsanaya Magalada Gargaara, Oo Aan Haysan Kaalmo,,,, (Video)

Madaxweyne Xassan Sheekh Oo Ka Hadlay Mawqafkiisa Ku Aadan Xaalada dagaal Ee Goblada Sool, Sanaag Iyo Cayn

Apr 16, 2014
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku baaqay in si nabad ah xalka lagu raadiyo oo uu yiri…

Gaadiidkii U Kala Gooshi Jiray Boorama Iyo Jabuuti Oo Cid Raacda Waayey, Tacadi Badan Oo Ka Jira Lowyacado (Video)

Apr 16, 2014
Gaadiidkii U Kala Gooshi Jiray Boorama Iyo Jabuuti Oo Cid Raacda Waayey, Tacadi Badan Oo Ka Jira Lowyacado (Video)

Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Bari Boorama Shir Ugu Qabanaysa 200 Oo Ergey Iyo Dareenka Ku Xeeran.

Apr 16, 2014
Waxa magaalada Boorama ku soo qulqulaya wufuud kala duwan oo u badan oday dhaqameedyo isaga kala yimid dalka intiisa…

Booliska Magalada New York Oo Joojiyay Basaasida Bulshada Muslimka Ah Ee Ku Dhaqan Magaladaas

Apr 16, 2014
Booliiska magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa shaaciyey in la xiray waaxdii u qaabilsaneyd dhanka basaasida…

Kulankii Baarlamaanka Soomaliya Oo maalintii Saddexaad U Furmi Waayey Xil Gudasho La'aan, Kadib Markii ,,,

Apr 16, 2014
Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya maanta ku yeelan lahaa xarunta golaha shacabka ayaa mar kale u baaqday kooram la'aan,…

Markab Ku dagay Koonfurta Kuuriya Oo Shaashadaha Laga Daawnaayey Markuu Dagayey (Video)

Apr 16, 2014
Dhowr boqol oo ruux ayaa la la'yahay kaddib markii markab waday 476 ruux uu quusay Kuuriyada Koonfureed.

Cali Khaliif Galayr Oo Ka Hadlay Weerarka Ciidamada Somaliland Ku Qaadeen Degmada Taleex, Baaqna U Diray Beesha Caalamka (Video)

Apr 16, 2014
Cali Khaliif Galayr Oo Ka Hadlay Weerarka Ciidamada Somaliland Ku Qaadeen Degmada Taleex, Baaqna U Diray Beesha…

Maayarka Degmada Lughaya Oo Xadhiga Ka Jaray Guriga Martida Ee Degmada Gargaara Oo La Dhamays Tiraya, Dhagaxna Dhigay,, (Video)

Apr 16, 2014
Maayarka Degmada Lughaya Oo Xadhiga Ka Jaray Guriga Martida Ee Degmada Gargaara Oo La Dhamays Tiraya, Dhagaxna Dhigay,,…

Madaxweyne Silaanyo Oo Magacaabay La-Taliyaha Madaxweynaha Ee Arrimaha Hay’adaha Caalamiga iyo Kuwa Maxaliga.

Apr 15, 2014
Magacaabis
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu Digreeto Madaxweyne oo sumadeedu tahay,…

Cali Khaliif Galayr Oo Qaaday Wadadii Saaxiibkii Pro Samatar Iskuna Soo Dhiibay Maamulka Somaliland (Video)

Apr 15, 2014
Cali Khaliif Galayr Oo Qaaday Wadadii Saaxiibkii Pro Samatar Iskuna Soo Dhiibay Maamulka Somaliland (Video)

Gud. Xisbiga Ucid Ee Goblada Awdal Iyo Salal Oo Jawaab Adag U Diray Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Siilaanyo (Video)

Apr 15, 2014
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Goblada Awdal Iyo Salal Oo Ka Hadlay Xero Silig Ah Oo Lagu Xereeyo Socdaalayaasha Ree Awdal…

Daawo Muuqaal Dhamaystiran Qodoba Heshiisyada Ay Kala saxeexdee Jaamacdaha Eelo Iyo Ugur (Video)

Apr 15, 2014
Daawo Muuqaal Dhamaystiran Qodoba Heshiisyada Ay Kala saxeexdee Jaamacdaha Eelo Iyo Ugur (Video)

Jaamacada Eelo Ee Gobolka Awdal Iyo Jaamcad Uguro Ee Wadanga Uganda Oo Kala Saxeexday Heshiisyo (Video)

Apr 15, 2014
Jaamacada Eelo Ee Gobolka Awdal Iyo Jaamcad Uguro Ee wadanga Uganda Oo Kala Saxeexday Heshiisyo (Video)

Ciidanka Somaliland Iyo Maryo Alool Taageersan Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Dagmada Taleex Iskuna Balaadhiyey Dagaamo Kale

Apr 15, 2014
Ciidamada Soomaaliland iyo malayshiyaad taageersan Somaliland oo ka soo jeeda gobolka Sool ayaa goor dhowayd la…

Faalo Ujeedada Ka Danbaysa Dagaalka Ciidama Somaliland Ku Qaadeen Dagaanada Sool, Sanaag Iyo Cayn Oo Ay La Rabaan Sidii,,,

Apr 15, 2014
Maamulka la magac baxay Somaliland ayaa weerar ku qaaday dagaamada Sool, Sanaag iyo Cayn, isaga oo ku andacoonaaya in…

Ciidamada Khaatumo State Iyo Kuwa Somaliland Oo Ku Dagaalamay Dhawr Jiho Dagaanada U Dhow Dagmada Taleex (Dhagayso Waraysiyo)

Apr 15, 2014
Tuulooyin hoos yimaada Degmada Taleex ee Gobalka Sool ayaa waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidamada mamaulka…

Xildhibaan Ka Digay Cawaqibka Ka Iman Kara Dhaqdhaqaaqa Milatari Ee Ka Cusboonaaday Dagaamada Sool, Sanaag Iyo cayn

Apr 15, 2014
Xildhibaan Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed oo ka mid ah mudaneyaasha baarlamanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka…

Dhagayso Ciidamada Somaliland Oo Fariisimo Ka Samaysat Duleedka Taleex Iyo Ciidama Puntland Iyo Khaatumo State Oo Isku Urursanaya Gudaha ,,,,

Apr 15, 2014
Ciidamada maamulka Somaliland ayaa waxa la sheegay inay fariisin ka sameysteen meel duleedka ka ah degmada Taleex ee…

Daawo Waraysi Xildhibaan Foosiya Ay Kaga Waramayso Sobata Ay Ku wayday Wasiirnimadii Iyo Galaangalkeega Siyaasadeed (Video)

Apr 15, 2014
Daawo Waraysi Xildhibaan Foosiya Ay Kaga Waramayso Sobata Ay Ku wayday Wasiirnimadii Iyo Galaangalkeega Siyaasadeed…

Madaxweynaha Ruushka Iyo Maaaxweynaha Maraykanka Oo Ka Wada Hadlay Arimaha Cakiran Ee Ukrain Eedaymana Isku Jeediyey

Apr 15, 2014
Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay in Madaxweyne Obama uu si cad u sheegay in diblumaasiyadda ay tahay wadada uu…

Horn Fish Iyo Lughaya Sea Food Company Oo Midoobay, Iyo Mayarka Magladaas Oo Ka Hadlay Midawga,,,, (Video)

Apr 14, 2014
Horn Fish Iyo Lughaya Sea Food Company Oo Midoobay, Iyo Mayarka Magladaas Oo Ka Hadlay Midawga,,,, (Video)

Daawo Kooxda (Top Gear ) Saddex Nin Oo Shan Iyo Toban Cisho Ku Dhisay Buundo Ay Gawaadhidooda kaga Talaabiyeen Wabiga Kwai (Video)

Apr 14, 2014
Daawo Kooxda (Top Gear ) Saddex Nin Oo Shan Iyo Toban Cisho Ku Dhisay Buundo Ay Gawaadhidooda kaga Talaabiyeen Wabiga…

Somaliland Oo Balaadhisay Mashruucii Dib U Celinta Qaxootiga Oo Gaadhsiisay Yurub Oo Dhan Xataa (Video)

Apr 14, 2014
Somaliland Oo Balaadhisay Mashruucii Dib U Celinta Qaxootiga Oo Gaadhsiisay Yurub Oo Dhan Xataa (Video)

Hay'addo Soo Jeediyey In La Joojo Qaadka Soomaliya Uga Yimaada Wadanka Kenya

Apr 14, 2014
Hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ee Somalia ayaa ku baaqay in la joojiyo jaadka laga keeno Kenya, si xukuumadda…

Cali Guray Oo Weerar Xaga Dhaqanka Ah Ku Qaaday Beesha Isaaq, Weerarayna Siilaanyo Iyo Inamada Uu Adeerka U Yahay (Video)

Apr 14, 2014
Cali Guray Oo Weerar Xaga Dhaqanka Ah Ku Qaaday Beesha Isaaq, Weerarayna Siilaanyo Iyo Inamada Uu Adeerka U Yahay…

Khabiir Jabuutiyaa An Oo Tababar Xaga Garsoorka Kubbada Cagta Siiyey Garsoorayaasha Tartanka Soddonle CUP (Video)

Apr 14, 2014
Khabiir Jabuutiyaa An Oo Tababar Xaga Garsoorka Kubbada Cagta Siiyey Garsoorayaasha Tartanka Soddonle CUP (Video)

Khayr Sheegayaasha Degmada Boorama Oo Muslimiinta U Soo Jeediyey In Ay Ka Qaby Qaataan Qabyo Tirka Masaajidka Ixsaan (Video)

Apr 14, 2014
Khayr Sheegayaasha Degmada Boorama Oo Muslimiinta U Soo Jeediyey In Ay Qabyo Qaataan Qabyo Tirka Masaajidka Ixsaan…

Qashin Buux Dhaafiyey Magaalada Burco Iyo Xoghaya Dawlada Hoose Oo Shacabka Ka Codsaday In Ay Is Xilqaamaan (Video)

Apr 14, 2014
Qashin Buux Dhaafiyey Magaalada Burco Iyo Xoghaya Dawlada Hoose Oo Shacabka Ka Codsaday In Ay Is Xilqaamaan (Video)

W/Arimaha Dibadda Soomaliya Dr Bayle Oo Warqadihii Daljiranimo Ka Gudoomay Safiirka Cusub Ee Dalka Burundi U Fadhiyi Doona Soomaliya (Sawirro)

Apr 14, 2014
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay…

Xiisad Cusub Oo Ka Bilaabatay Bariga Ukraine, NATO Oo Walbahaarsan, Ruushka Oo Warwaraaya, Iyo Maleeshiyaad Hubka Qaatay

Apr 14, 2014
Ciidamada gaarka ah ee dalka Ukraine iyo maleeshiyada raacsan dalka Ruushka ayaa Axaddii maanta xabado isku…
Hide Main content block

Arimaha Bulshada

heemaalnewsapp

Hadal Haynta Bulshada

WakhtigaSalaada Sxa

English News