Ciyaaryahankii hore ee xulka kubadda cagta dalka Brazil una soo ciyaaray kooxo waa weyn Robinho, ayaa lagu riday xukun adag oo xabsi ah, kaddib markii...
Maqnaanshahii Messi ee ciyaartii bishii Febraayo, taasoo sabab u ahayd in uu dhaawac soo gaaray, taasoo keentay in taageerayaasha shiinuhu ay muddo toddobaadyo ah niyad...
Manchester City iyo Arsenal ayaa helay war ka farxiyey oo ka caawinaya inay noqdaan labada kooxood ee ugu cadcad ku guuleysiga horyaalka waddanka Ingiriiska ee...
Kooxda kubadda cagta Napoli ayaa qaadatay go’aan adag, waxaanay shaqada ka eriday tababaraheedii Walter Mazzarri 48 saacadood ka hor ciyaarta adag ee Barcelona ee lugta...
Weeraryahanka Manchester United ee Rasmus Hojlund ayaa jabiyey rikoodhka gool-dhalinta horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League markii uu laba gool oo degdeg ahaa ka dhaliyey...
Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa maarayn doonta mushaharka badan ee ay siin doonto xiddiga reer France ee Kylian Mbappe ee la filayo inay xagaaga...