Heemaal News Network

Cabdi Xaashi Oo Isku Dhex Yaacay Iskuna Qasay Shakhsiyadiisa Iyo Xilka Uu Hayo

Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ka soo horjeestay guddiga doorashada ee heer federaal ku metalaya gobollada waqooyi ama Somaliland.

Qoraal uu soo saaray Cabdi Xaashi, ayaa waxa uu ku sheegay in magacaabista guddigaas aan lagala tashan odayaasha iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada waqooyi ee dalka.

Cabdi Xaashi oo shkhsi ahaan uga soo horjeestay magaacaabista gudigan ayaa u isticmaalacay magaca golaha sarre ee baarlamaanka, iyo shaabadii golaha iyo xilkiisa oo uu takri falay, waxaana uu madaxda dalka ku eedeeyey in aygu takri faleen awooda.

Hoos ka akhriso qoraalka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Amar Dul-dhigay Hay’adaha Garsoorka Ee la Ansixiyay.(Sawiro)

Heemaall

Amar la Dul-dhigay Golaha Wasiirada Puntland.

Heemaall

Dawlada Pakistan Oo Ogolaatay In la Qaadaco Badeecadaha Ugu Yimaada Farance.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More