Guddiga doorashada guddoonka aqalka sare ee Baarlamanka Somalia ayaa soo saaray musharaxiinta isku soo taagay doorashada gudoomiyaha golahaas iyo labadiisa ku-xigeen.
Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in Guddoonka Golaha Aqalka Sare ay isku soo sharraxeen Labo iyo Toban Murashax oo kala ah:-
Murashaxiinta Xilka Guddoomiyaha:
1.Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi
2.Senator Saalax Axmed Jaamac
Senator Cismaan Obokor Dubbe
Murashaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 1-aad
1.Senator Cabdixakiin Macalin Axmed
2.Senator Cali Shacbaan Ibraahin.
Murashaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 2-aad
1.Senator Ilyaas Badel gabooseSenator Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil (Fartaag)
Senator Cabdullaahi cali Xersi
Senator Sareedo Maxamed xasan
Senator Xasan Xuseen xaaji
senator Cabdiwali Maxamed Ibraahim (Xaabsade)
Senator Cabdi Cismaan Xareed.
Doorashada xubnaha gudoonka aqalka sare ayaa lagu wadaa iney ka dhacdo magaalada Muqdisho 26ka bishan Apriil.