Heemaal News Network
somali

16 Qof Oo Isku Qoys kasoo jeeda Oo Toddobaadyo Istanbul ku Xayiran.

Qoys 16 qof ka kooban oo Afghaanistaan ka soo jeeda ayaa sheegay iney dalkooda cabsi uga soo carareen kaddib marki uu dhanka Talibaan uu uga yimid hanjabaadyo dil, ay ku xayiran yihiin gudaha garoonka caalamiga ee Istanbul iyaga oo muddo seddex toddobaad ka hor halkaasi soo gaaray.

Qoyskan oo ay carruur ku jiraan ayaa gobolka Herat ee Galbeedka Afghanistaan ka soo cararay kaddib marki la dilay qaar ka mid ah eheladooda.

Balse dowladda Turkiga kaa ayaan weli hadlin arrinta qoyskan toddobaadyada ku xayiran garoonka caalamiga ee Istanbul.

Gobolka Heret ee dalka Afghaanistaan toddobaadyadi ugu dambeeyey dagaallamayaasha Taalibaan iyo Ciidamada dowladda waxaa ku dhex marayey dagaal qaraar.

Related posts

Erdogan Oo si Adag Ug Jawaabay Bayaankii Biden kasoo Saaray Cusmaaniyiinta.

Heemaall

Wasiirka Diinta Somaliland Oo ka Horyimid Culimada Somaliya Oo Cafis Uga Dalbtay M/Biixi.

Heemaall

Booliiska UK Oo Fal Argagixiso U Aqoonsaday Dilkii Xildhibaan Sir David

Heemaall