Heemaal News Network
Soomaaliya

Saddex Caruur Ah Oo Gaajo Ugu Dhimatay Magaalada Muqdisho

Saddex caruur ah oo ay labo mataanno yihiin ayaa toddobaadkan gudihiisa la sheegay inay gaajo darteed ugu dhinteen xero barakacaal oo ku taalla duleedka Muqdisho. Ehellada caruurtan ayaa VOA u sheegay in caruurtan ayaydood oo daryeeli jirtay ay ku dhimmatay qaraxii ka dhacay ex-koontarool.

Xigasho VOA Somali.

Halkan hoose ka dhagayso warbixinta oo dhamays tiran

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More