20 Qof Oo Ku Dhaawacmay Dayaarad Ka Duushay Paris Oo Iyadda Oo hawada Ku Jirta Qabcadi Duntay

Labaatan qof ayaa ku dhawaacantay, oo afar qof ay halis yihiin, kadib markii diyaarad ka duushay magaalada Paris, duulimaadkeeguna ahaa MU744, oo hawada ku jirtay uu soo dumay sida ay wararka horudhaca ahi sheegayaan, khaanadaha sare ee lagu gurto alaabta fudud.

Rakaabkan oo ay alaabtu ku soo daadatay ayaa dhamaantood dadka dhaawacu soo gaadhay ay jajabeen.

Dayaaradan ayaa ku sii jeeday dalka shiinaha waxayna caga dhigatay shilka kadib Kunming sida ay qorayso wakaalada wararka shiinaha ee lagu magacaabo Xinhua.

Ilaa hadda wax war ah kama soo saarin shirkadda China Eastren Airlines oo dayaaradan lahayd.