Heemaal News Network

200 Oo Qof Oo Lagu La’ yahay Daadad Iyo Baraf kusoo Rogmaday Waqooyiga Hindiya.

Kooxaha gargaarka degdega ah ayaa iskudayay inay soo badbaadiyaan dad gaaraya 200 oo qof oo ay sameeyeen daadad ku fatahay waqooyiga dalka Hindiya gaar ahaan gobolka Uttara-khand .

ilaa iyo hadda waxaa la soo helay maydadka 18 qof, dad ka badan 30 qofna waxay ku xanniban yihiin goob ay ku duntay dhoobo iyo haraaga walxo soo dumay. Waxaa deegaankaasi ku burqaday baraf iyo daad harqiyay harooyin halkaasi ku yiilay maalintii Axada

Ciidanka ayaa caawinaya dadaalka gurmadka ee la wado waxayna raashin u qeybinayaan dadka mashaqdan ka badbaaday.
Xigasho BBC

Related posts

Wasiir Janan Oo Madaxweyne Farmaajo Ugu Baaqay Inuu Iscasilo.

Heemaall

Dawlada Somaliya Oo Loosoo Jeediyay In Sharuudo ku Xirto Siyaasiyiinta Somaliland Ee Xilka ka Raba.

Heemaall

Kornayl Caare Oo Ka Hadlay Ciidamo ka Gadooday Somaliland, Somaliya-na Ugu Baaqay Inay Aqoonsato.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More