Wararka Af Soomaliga

Farmaajo Oo Furay Shirka DFS Iyo Maamul Goboleedyadda

15th April 2017

Kulanka oo noqonaya kii ugu horeeyay ee dhaxmara dowladda uu madaxweynaha yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo hogaamiyayaasha dowlad gobolleedyada dalka ayaa looga wada hadlayaa qodobo dhowr ah.

1 2 3 4