Wararka Af Soomaliga

Labo Burcad Baddeed Soomaali Ah Oo Toogasho Lagu Dilay

16th April 2017

Sarkaal Soomaali ah ayaa sheegay in ciidamada caalamiga ah ee ilaalada badda toogasho ku dileen Labo burcad badeed ah halka mid kalana ay dhaawaceen Sabtidii shalay. Axmed Cabdullaahi oo ka mid ah xoogagga la dagaalanka […]

1 2