Caalamka

Muhaajiriin Ay Somali Ku Jirto Oo La Badbaabiyay

18th April 2017

Maraakiibta ciidamada Badda reer-yurub ayaa badbaadiyay in ka badan kun qof oo tahriibayaal ah kuwaas oo kasoo baxay xeebaaha dalka Liibiya. Tahriibayaasha laga soo badbaadiyay xeebaha badda Liibiya ayaa la gaarsiiyay jasiirada Sicily ee dalka […]

1 2