Caalamka

Qoys Mudo Dheer Guri Kula Nool Maydka Aabahood

19th April 2017

Badankeen ma jecla in ay ka fikiraan ama ka hadlaaan dhimashada, laakiin waxaa jira dad ka hela. Gobolka Toraja ee jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonesia dadka dhintay waxay qayb ka yihiin nolol maalmeedka caadiga ah. […]

Galmudug Satate

Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga Galmudug Oo Xilkii Laga Qaaday

19th April 2017

Digreetooyin kasoo baxda Xafiiska madaxweyne ku xigeenka iyo Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha dowlad goboldeedka Galmudug C/qaadir Cllaahi Warsame (Cabdladiif) ayaa xilka looga qaaday Gudoomiyihii KMG ee Rugta ganacsiga Galmudug. Gudoomiyihii KMG ee Rugta Ganacsiga Galmudug […]

1 2