Hambalyo Meher: Bashiir Cawaale Good Iyo Nafiisa Cabdilaahi

Dhamaa Reer Cawaale Good ayaa tahniyad iyo hamblayo u diraya Bashiir Cawaale Good iyo Nafiisa Cabdilaahi oo meherkoogu ka dhacay magaalada Boorama 26.08.2017.
Waxaan leenahay noqda reerkii jira ee lagu badhaadho,

Aragtidaada Ka Dhiibo

Faalo