Mdaxweynaha Puntland Ina Gaas Oo VOA Uga Waramay Qaska Uu Dalka Ka Waddo

War-murtiyeed ayaa kasoo baxay shirkii madaxda dawlad goboleedyada ay ku yeesheen magaalada Ksimaayo waxaana lagu aas-aasay gole ay ku mideysan madaxda.

Golahan ayaa loogu magac daray Golaha Iskaashiga dawlad goboleedyada oo sanandka koowaad ay guddoomiye iyo ku xigeen u kala yihiin madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweynaha HirShabelle Maxamed Cabdi Waare.

Falastiin Axmed Iimaan oo ka tirsan idaaca VOA laanteeda afsoomaaliga, oo aan annaguna ka soo xigan waraysigan, ayaa khadka teleofonka kula xidhidhay Madaxweynaha Puntand Ina Gaas oo ay ka wareysatay shirkii Kismaayo.

Comments

comments