Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug Oo Soo Saaray Jadwalka Doorshada Madaxweynaha Cusub

Xildhibaanada ka soo hor jeeda horayna u sheegay in ay xilka ka qaadeen madaxweynaha Galmudug Satate Xaaf, ayaa soo saaray jadwalka doorashada madaxweynaha cusub.

Halkan hoose ka akhriso nuqil ka mid ah oo soo gaadhay Heemaal News.

© Heemaal News Network. [email protected]