Markaska Caaisha Ee Barashada Quraanka Kariimka Ah Oo Boorama Laga Furay

Markaz lagu baranayo Quraanka Kariimka Ah oo loogu Magac Daray Caaisha ayaa laga Furay Magaalada Boorama, Markaskan ayaa waxa ku baxday lacag dhan 20 Kun oo doolar waxana Eebe Dartii u bixiyay Lacagtaasi Muxsin la yidhaa Cabdiqaadir Xasan Cawaale oo ay dhashay Hooyo Caashi Aadan Cawaale, waxana Markaskan oo ku yaala dabaqa 1aad ee Dhismaha Masjidka Maqfira ee Magaalada Boorama ayaa waxa Wiilka Dhisay uu Waqti Ahaan Ugu Bixiyay Aabihii Xasan Cawaale Cubaysh, Waxana Culimadii ka soo qayb gashay furitaankii Markaz-kan ay Qoyskaasi Eebe ugu Baryeen in uu miisaaka Xasanaadka ugu daro

VEDIO:

Comments

comments