Dhamaan Dadka Afrikaanka Ah Oo Hadda Waxii Ka Danbeeya Dal Ku Gal (Visa) La’aan Ku Gali Kara Dalka Kenya

Kenya ayaa dhammaan xuduudaheeda u furtay muwaadiniinta Afrika inay waddankaasi iman karaan fiisana ay ka heli karaan garoomada ay kasoo galayaan.

Tallaabadaan ayaa ka dambaysay markii dhowaan madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta uu ka sheegay xafladdii dhaartiissa in Kenya ay u furan tahay dadka Afrikaanka ah.

© Heemaal News Network. heemaalnews@gmail.com