Maamul Goboleedka Puntland Oo Xaalad Degdeg Ah Galay, Kaalmana Ka Dalbaday Beesha Caalamka

Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku dhowaaqay xaalad degdeg ah, waxaana uu maamulka ka dalbaday beesha caalamka gargaar cunto iyo biyo abaaro jira darateed, sidaasi waxaa kusoo warrantay wakaaladdda wararka ee Reuters.

Halkan ka dhagayso Cawil Maxamed Xirsi, Agaasimaha Gurmadka Deeqaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, waraysi uu kaga waramayo.

© Heemaal News Network. heemaalnews@gmail.com