Dhamaan Shaqaalaha War Sidaha Heemaal News Waxay Tacsi U Dirayaan Ehelkii Uu Ka Baxay Abiib Muxumed Geele

Dhamaan shaqaalaha Heemaal News waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay Abiib Muxumed Geele oo ku geeryooday danver Colorado ee dalka Maraykanka.

Marxuumka waxay Eebe uga baryaynaa in uu naxariistiisa ku galado, ehelka iyo asxaabta uu ka geeryoodayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

© Heemaal News Network. [email protected]