Hambalyo! Hambalyo! Curad Cabdirashiid Saleebaan Xuseen Iyo Marwo Saado Cali Xassan Oo Aqal Galkoogu Ka Dhacay Boorama

Dhamaan shaqaalaha wakaalada ee Heemaal News waxay hambalyo u dirayaan Cabdirashiid Saleebaan Xuseen Iyo Marwo Saado Cali Xassan oo ku aqal galay degmada Boorama ee Gobolka Awdal.

Waxaan leenahay noqda reerkii lagu nasto ee lagu nagaado, Wiil iyo caano!

© Heemaal News Network. heemaalnews@gmail.com