Dhamaan Shaqaalaha War Sidaha Heemaal News Waxay Tacsi U Dirayaan Ehelkii Uu Ka Baxay Cabdul Qaadir Sh Axmed Nuur

Dhamaan shaqaalaha Heemaal News waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay Cabdul Qaadir Sh Axmed Nuur oo ku geeryooday magaalada Boorama ee gobolka Awdal

Marxuumka waxay Eebe uga baryaynaa in uu naxariistiisa ku galado, ehelka iyo asxaabta uu ka geeryoodayna Samir iyo Iimaan ka siiyo.

© Heemaal News Network. [email protected]