Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Wa-saxaafadeed ka soo saaray Kuraasta ka Banaan Baarlamaanka.

Madaxda Maamul goboleeyada ayaa war saxaafadeed ka soo saaray kuraasta ka banaan baarlamaanka muddo lix bilood ka badan, iyadoo Golaha walaac ka muujiyay, kana soo horjeestay go’aanka Maxkamadda sare ee gal dacwadeed ugu furtay kuraasta Xildhibaanada ee banaan.

War murtiyeedka ayaa lagu sheegay in muddo Goluhu cadaadis uga imaanayay beelaha kuraasta leh, isla markaana ay haatan soo baxday go’aan Maxkamadda sare ay soo saartay oo dib loogu sii dhigayo xilligii loo qorsheeyay in doorashooyinka kuraasta banaan lagu qabto.

 

Akhriso war saxaafadeedka:

© Heemaal News Network. [email protected]