CXDS Oo Wacad Ku Maray In Ay Ka Aar Goosanayaan Ciidamada Kenya Oo Ay Cadaatay In Ay Alshabaab La Shaqaystaan

Korneel Aadan Axmed Dufle oo kamid ah saraakiisha Ciidanka xooga dalka Soomaliyeed ee Ku sugan Gobolka Geddo oo u waramay warbaahinta ayaa ka waramay xeelad cusub oo ciidamada Kenya ku ugaadhsadaan saraakiisha iyo askarta Soomaliyeed ee ka soo hor jeeda in wax laga badalo xad beenaadka Ingiriisku jeexay.

Ciidamada Kenya ayaa u soo labistay qaabka Alshabaab iyaga oo soo qaatay calanka uu Tawxiidku ku qoran ahay, weerarna ku qaaday guri uu daganaa Alla ha u naxariistee Dhame ka tirsanaa CXDS, oo ka soo hor jeeday go’aanka dawlada Kenya wax kaga badalayso xad beenaadka.

Halkan hoose ka dhagayso waraysiga

 

© Heemaal News Network. [email protected]