Haweenka Sacuudiga Oo Markii U Horaysay Cayaar Ka Daawaday Garoon Cayaareed

Ciyaartii u dhexeyey labada naadi ee al-Ahlly iyo al-Batin ee ka dhacdey magaalada Jidda maalintii Jimacada ayaa noqotey middii u horeysey ee gudaha Sucuudiga oo daawadayaashu ay u qaybsan yihiin Rag iyo Haween.

Haweenka Sucuudiga oo aan horey loogu oggoleyn in ay wadaan gawaarida ayaa helaya oggolaansha wadida gaariga ee laysanka bisha Juun ee sanadkan.

© Heemaal News Network. [email protected]