Agaasimaha Guud Ee Wasarada Ganacsiga Oo Sharci Daro ku Tilmaamay Xilka ka Qaadista Wasiirku ku Sameeyey (Akhriso)

Agaasimihii Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumada Somalia ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu kaga jawaabayo wareegto xilkaoga qaaday oo ka soo baxday Wasiirka wasaaradaas Maxamed C/llaahi Xayir (Maareeye)

Agaasimaha ayaa qoraalkiisa ku sheegay in wasiirka uu shaqo joojin ku sameyn karo isaga balse uusan awood sharci ah u laheyn inuu xilka ka qaado, wuxuuna intaas ku daray in markii hore xilka loogu magacaabay Wareegto Madaxweyne oo ay ansixiyeen golaha Wasiirada, haddii xilka laga qaadayana ay tahay in wadadaas loo maro.

Qoraalka ka soo baxay agaasimaha ayaa u qornaa sidatan:-

 

© Heemaal News Network. [email protected]