Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Oo Loo Muddeeyay Dabayaaqada Bishan

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa soo saaray jadwalka doorashada iyo shuruudaha Musharaxiinta.

Waqtiga doorashada Guddoomiyaha Golaha shacabka ayaa la qaban doonaa 30-ka bishan April oo ku beegan Isniin.

© Heemaal News Network. heemaalnews@gmail.com