Ciidamada Maamulada Somaliland Iyo Puntland Oo Ku Dagaalamy Dagaanka Tukaraq

Warar hadda soo dhacaya ayaa sheegaya in maamulada Somaliland iyo Puntland ku dagaalameen dagaanka Tuka raq oo ciidamadoodu muddo isku horfadhiyeen.
Ilaa hadda lama oga khasaaraha dhabta ee ka dhashay marka laga reebo in dagaalkii uu hadda socdo labbada maamulna midba midka kale ku eedeeyey in uu bilaabay dagaalka.
dagaanka Tuko raq ayaa ah dagaan muddo badan ay ka dhacyeen dagaalo soo noqnoqday oo u dhaxeeya labbada maamul, balse dadka dagaanku ay diidan yihiin in lagu dul dagaalaamo.

© Heemaal News Network. heemaalnews@gmail.com