Falasdiiniyiinta Iyo Israel Oo Garab Ka Helaysa Maraykanka Oo Haddalo Kulul Isku Dhaafsaday Kulankii Shalay

Kulan degdeg ah oo uu shalay yeeshay, golaha amaanka ee qaramada midoobay oo ay dalbatay dalka Kuwait ayaa waxaa hadheeyey eedaymo iyo is canbaarayn.
Kulanka waxaa hadallo kulul isku dhaafsaday ergeyda kala mataleysay Falastiin iyo Israa’iil.
Warqad uu ergeyga Falastiin u gudbiyay gollaha ammaanka waxa uu ku cambaareeyay
Waxa uu ugu yeeray xasuuq ba’an oo Israa’iil ay ka geysatay marinka Qaza.
Balse ergeyga Israa’iil ayaa sheegay in wixii ka dhacay xadka aysan ahayn oo keliya dibadbaxyo balse ay ahaayeen mudaharaad rabshado watay.
Marykankankuna waxa uu sheegay in ay sax ahayd in Yuhuudu is difaacdo.

© Heemaal News Network. heemaalnews@gmail.com