Dalka

Xukuumada Oo Shirkad Qandaraas Lacag Badan Ku Siisay In Maraakiibta Ku Soo Xidha Dekedda Berbera Ay Hub Ka Baadho.

Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay in shirkad gaar loo leeyahay ay ku siisay Qandaraas in dhammaan maraakiibta iyo doonyada ku soo xidha dekedda Berbera ay ka baadho hub, iyadoo Markabkasta laga qaadayo $ 3,500 halka […]