Heemaal News Network
Soomaaliya

Puntland Oo Go’aan Cad ka Qaadatay Matalaada Gobolka Banaadir.(Akhriso)

Qoraal goordhaw kasoo baxay Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa looga soo horjeestay xeerkii matalaada gobolka Banaadir ee dhawaan ansixiyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Baarlamaanka Puntland qoraalka kasoo baxay ayaa sidoo kale looga soo horjeestay hadal jeydintii Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaranka Xaliimo Yarey, waxaana Baarlamanaka sheegay in Guddiga ku fashilmeen shaqooyinkii loo igmaday.

Halkan ka Akhrso:

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More