Heemaal News Network
somali

7 Qof Oo Ka Tirsanaa Falaago Heshiis La Gashay Xukuumada Suudaan Oo Falaago Kale Dishay

Toddoba qof oo ka tirsan kooxaha fallaagada oo sannadkii hore heshiis nabadeed la saxiixday dowladda Suudaan ayaa lagu dilay Daarfuur, Suudaan, sida ay qortay wakaaladda wararka ee dowladda.

Dagaalka oo socday ilaa Jimcihii ayaa laga qarxay degmooyinka Kugli iyo Galab oo ku yaalla waqooyiga Darfur.

Toddobo qof oo ka tirsan ciidammada qayb ka ahaa heshiiska nabadda, ayaa ku dhintay iska horimaad ay la galeen koox aan la aqoonsan, sida ay qortay wakaaladda wararka ee dawladda Suna.

Urur ay ku midoobeen qabiilooyin Carbeed ayaa Sabtidii sheegay in iska horimaadku uu dhex maray laba kooxood oo hore fallaagoobay iyo beeraley carbeed.

Related posts

Ex Wasiir Cukuse Oo ka Hadlay 60 Qof Oo Laga soo Xiray Awdal.

Heemaall

Puntland Oo Shaacisay Jadwalka Doorashada 10 Kursi

Heemaall

Dawlada Kenya Oo ka Jawaabtay Baaqii Dowlada Somaliya.(Akhriso)

Heemaall