Heemaal News Network

8 Qof Oo ku Dhintay Dibadbaxyo Rabshado Wata Oo ka Dhacay Caasimada Mekelle Ee Tigray.

Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay dibadbaxyo rabshado watay oo ka dhacay caasimada gobolka Tigray ee magalada Mekelle.

Mudaharaadkan ayaa waxa looga soo horjeeday wafddii dowladda ay u soo dirtay Tigray si kulamo looga hadlayo arrimaha amniga ula yeeshaan dadka deegaanka.

Dadka dibadbaxyada ka dhigayay caasimadda Tigray ee Mekelle ayaa ku eedeeyay wafddiga inay taagarayaan howlgalka militeri ee Abiy uu ku qaaday gobolkaasi, Balse waxay sidoo kale sheegeen in wafddiga aysan dhag jalaq u siin cabashadooda.

Waxaa wali xiran goobaha ganacsiga ee caasimadda Tigray, iyadoo uu hakad galay gaadiidka dadweynaha, sida ay sheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka.

Related posts

Bulshada Xudur Iyo Wasiir Goboleed Geel Ugu Deeqay CXDS Ee Jabka Gaadhsiiyey Alshabaab

Heemaal

R/W Rooble Oo Hay’adaha Ambiga ku Amray Wax ka Qabashada Dilkii Gudoomiyihii Hodan.

Heemaall

C/shakuur Oo Dhibta Baladwayne ku Eedeyay Farmaajo kana Jawaabay Su’aalo la Waydiiyay.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More