Heemaal News Network
somali

Abdi Xaashi Oo Laga Dalbaday soo Gudbinta Liiska Musharixiinta Aqalka Sare.

Guddiga Maamulka Doorashada gobolada waqooyi ee Somaliland ayaa ka codsaday Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guleed iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi inay u soo gudbiyaan liiska musharixiinta Aqalka sare ee Somaliland.

Qoraal kasoo baxay Guddiga oo uu ku saxiixan yahay Guddoomiyaha Guddiga Khadar Xariir Xuseen ayaa waxaa lagu sheegay in iyada oo la raacayo heshiiskii doorada ee 17-September lana raacayo Shaxda doorashada ay deg deg codsigaas dirayaan.

Hoos Ka Akhriso;

Related posts

Bulshada Deegaanka Qardhiile Oo Cabasho ka Muujiyay Maamulka Degmada Baki Ee Awdal

Heemaall

Liverpool Oo Diiday in Maxamed Saalax U Ciyaaro Xulka Qarankiisa.

Heemaall

Alshabaab Oo Toogatay 87 Jir Lagu Eedeeyey Aflaagado Nabi Maxamed NNK

Heemaal