Heemaal News Network

Abiy Ahmed Oo Dhiirigalin Usameyn Doono Ciidanka Dagaalka kula jira Tigreega

Ra’iisul Wasaaraha Itooboya Abiye Axmed ayaa sheegay in Taaladada soo socota la samayn doono dhaqdhaqaaq lagu dhiirigelinayo ciidanka Itoobiya

Waxaa la sheegay waqti labba daqiiqo ah loo hibayn doono ciidanka qaranka dalka oo dhan.

Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in howlgalka ka dhanka Maamulka Tegreeda guulo muhiim ah laga gaaray.

Waxa uu xusay guud ahaan maamulka Tegreeda laga cirib tiri doono,islamarkaana ay ka shaqeyn doonaan Hay,addaha Ammaanka sidii shacabkaas loo badbaadin lahaa.

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in caasimadda deegaanka Amxaarada ee Bahir daar iyo magaalada Gonder ee aan ka fogeyn xalay gantaallo lagu weeraray.

Xafiiska ka warbixiya xaaladda degdegga ah ee lagu soo rogay deegaanka Tigraay oo hoos taga xafiiska ra’isal wasaaraha wuxuu sheegay gantaalladu iney waxyeello aan badneyn u geysteen gegida diyaaradaha ee ku yaalla labadaasi magaalo.

Related posts

Wasiir Cawad Oo Kenya Ku Tilmaamay Dalka Ugu Muhuumsan Somaliya.

Heemaall

Joe Biden Oo ku Guulaystay Doorashada Madaxweynaha 46aad Ee Maraykanka.

Heemaall

Abwaan Shaacir Oo si Adag U Duray Faysal Cali Waraabe Iyo Drs Adna Aadan Fariina Bulshada U Diray

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More