Heemaal News Network
somali

Abwaan Hadraawi Oo Maanta ku Geeriyooday Magalada Hargaysa.

Alle ha u naxariistee waxa maanta Magaalafa Hareysa ee degaannada Somalilamd ku geeriyooday Abwaankii waynaa ee Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi.

Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa la sheegay in uu la jiifay xanuun haayay, balse ugu dambeyn uu Maanta geeriyooday.

Qaar kamid ah Ehelladiisa ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay geerida Abwaankii waynaa ee Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi, iyaga oo sheegay in dhawaan la Aasi doono.

Alle ha u naxariistee Abwaankii waynaa ee Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi ayaa waxaa uu sameeyay qaarkoodna uu ka qeyb qaatay riwaayado farabadan iyo Heeso Wadani ah, waxaana ka tacsiyadeeyay mas’uuliyiin katirsan Somaliland.

Related posts

Ruushka Oo Burburiyay Diyaaradii Aduunka Ugu Waynayd Ee Ay Ukraine Lahayd

Heemaall

Congress-ka Maraykanka Oo ku Baaqay in Dib loo Eego xiriirka Somaliya iyo Cunaqabateynta.

Heemaall

Ajanabi Lagu Dilay Weerarkii Garoonka Diyaaradaha Iyo Alshabaab Oo Sheegatay

Heemaall