Afhayeen Cusub Oo loo Magaacabay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada.(Akhriso)

Wareegto ka soo baxday maanta Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa waxaa siyaasiga Cabdulaahi Sheekh Xasan loogu magacaabay Afhayeenka cusub ee Golahan.

Sidoo kale, Magacaabista ayaa waxaa la ogeysiiyay dhamaan madaxda maamul Goboleedyada xubnaha ka ah golaha marka laga reebo Maamulka Hir-Shabelle.

Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa xilka afhayeenimo ka hor ahaa Wasiirka Dastuurka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan ka Akhriso Wareegtada

© Heemaal News Netwok