Heemaal News Network

Agaasimaha Guud Ee W/Maaliyada Maamulka Puntland Oo Is-casilay

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Puntland Faysal Cabdullaahi Warsame ayaa waxaa la sheegay in uu xilkii iska casilay.

Wararka la helay ayaa sheegaya in shalay uu warqadda is casilaada uu gudbiyay, isla markaana lag aqbalay, waxaana warar kala duwan ay kasoo baxayaaan sababta keentay is casilada.

Wararka ayaa sheegaya in sababaha uu isku casilay ay keentay wadashaqeyn xumo soo kala dhexgashay isaga iyo madaxda kale ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland.

Agaasimihii guud ee Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee is casilay Faysal Cabdullaahi Warsame ayaa xilka Agaasimaha waxaa loo Magacaabay magacaabay bishii July ee sanadkii 2019.

Horay ayaa Xukuumadda Puntlnad ee uu hoggamiyo Saciid Cabdullaahi Deni waxaa isaga casilay mas’uuliyin isugu jira, wasiiro, agaasimeyaal iyo taliyeyaal Ciidan.

Related posts

Banaanbaxyo Rabshado wata Oo Maalintii 4-aad ka Socda Dalka Holand.

Heemaall

Shariifka Oo ka Digay Mudo Kordhin Fariin Adag-na U Diray Madaxda Ciidamada.

Heemaall

Borama:-Wasiirka Dinta iyo Awqafta Oo Kormeray Dhismaha Xarunta Dayactirka Kutubta Qur,anka.

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More