Heemaal News Network
somali

Agaasimihii Madaxtooyada Somaliya Oo Is Casilay.

Agaasimihii Guud ee Villa Somalia Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade), ayaa xilkaasi isaga tagey, sida uu ku qorey qaybta sare ee Twitterkiisa. Qoraalka Twitterkiisa ku qoran ayaa muujinaya in uu haatan si rasmi ah uga tagey shaqadaasi.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in xilka Fuursade uu si rasmi ah ula wareegay ku-xigeenkiisii, Cabdinuur Maxamed Axmed

Related posts

Kalfadhigii Ugu Horeeyay Ee Golaha Wakiilada Somaliland Oo Looga Dooday Dhawr Xeer.

Heemaall

Wasiiro Iyo Masuuliyiin kale Oo ka Qayb-galay Qalinjabinta Dufcadii 11aad Ee Jamacada EELO

Heemaall

Villa Somaliya Oo Lagu Eedeeyay Inay la Wareegtay Warbaahintii Qaranka.

Heemaall