Heemaal News Network
somali

Ahlusunna Oo la Wareegay Degaanka Ceeldheere Oo U Dhaw Dhuusamareeb.

Ururka Ahlusunna aya si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Ceeldheere oo Caasimada Dhuusamareeb qiyaastii 30Km u jira.

Ciidankii booliska Soomaaliya ee ka amar qaadanayay maamulka Galmudug ayaa halkaasi iskaga baxay.

Ciidankaan ayaa Farsiisimo waxa ay ka sameysteen saldhigga ciidanka iyo xaruntii maamulka deegaanka Ceeldheere, waxaana ay sheegeen in ay sii socon doonaan.

Deegaankaan ayaa mid muhiim ah oo laga ilaaliyo ammaanka caasimadda Galmudug.

Related posts

Somaliland Oo ka Hadashay Hub Shiinuhu Siiyay Somaliya.

Heemaall

Daawo Mudaharaadkii Saaka ka Dhacay Hargaysa Iyo Ciro Oo lala Baxsaday Markii Rasaas Lagu Riday.

Heemaall

Dowlada Somaliya Oo Maxaabiis Burcad Badeed ah kala Wareegtay Puntland.(Sawiro)

Heemaall