Heemaal News Network
somali

Ahmed Madoobe Oo la Kulmay Safiirka Imaraadka, Bogaadiyay-na Talaabda RW Rooble

Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta hoygiisa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjire Maxamed Axmed Cuthmaan, Safiirka Dowlada Imaaradka Carabta u qaabilsan Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa Dowlada Imaaradka Carabta uga mahad celiyay gurmadkii ay ka gaysteen abaaraha ka jira Jubaland iyo guud ahaan Soomaaliya.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyay talaabada uu qaaday Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ee uu dib ugu hagaajinayo xiriirka soo jireenka ah ee labada dal kaas oo waxtar u leh labada shacab.

Related posts

Raysal Wasarihii Mali Oo Xabsi ku Dhex Geeriyooday.

Heemaall

Xukuumada M/Biixi Oo Digniin Adag U Diray Maamulka Puntland

Heemaall

Mid ka Mid ah Beelaha Dega Sool Oo Isku Khilaafsan Kuraasta Golaha Shacabka Somaliya.

Heemaall