Heemaal News Network
somali

Ahmed Madoobe Oo Magacaabis Cusub Sameeyay.

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa waxaa uu ku magacaabay guddoomiyaha guddiga qaxootiga iyo Barakacayaasha.

Wareegtada ayaa guddoomiyaha guddiga qaxootiga iyo barakacayaasha waxaa loogu magacaabay Injineer Cabdi Xuseen Maxamed oo horay usoo noqday wasiirka wasaaradda Warfaafinta dowladda goboleedka Jubbaland.

Wareegtada lagu magacaabay guddoomiyaha guddiga qaxootiga iyo barakacayaasha ayaa lagu sheegay in sababaha loo magacaabay aay ka mid tahay markii la arkay baahida loo qabo in xal waara loo helo qaxootiga iyo barakacayaasha.

Related posts

Bangiga Dhaxe Ee Somaliya Oo Amaray In la Qaato Lacagta 50-ka Dollar.

Heemaall

Madaxwayne Ku Xigeeenkii Hore Ee Puntland Oo Geeriyooday

Heemaall

RW Rooble Oo Kulan Gaara la Yeeshay Madaxweyne Uhuru Kenyatta.(Sawirro)

Heemaall