Heemaal News Network
somali

Akhriso:-Natiijada kama Danbeysta ah Ee Doorashada Goleyaasha Deegaanka Puntland.

Guddoomiyaha guddiga doorashada Puntland, Guuleed Saalax Barre ayaa ku dhawaaqey natiijada doorashada Golaha Degaanka ee degmooyinka Ufeyn, Qardho iyo Eyl Puntland.

Doorashadan ayaa loo dareerey 25-kii bishan Oktoober, oo ku beegneyd Maalintii shalay, waxaana ku tartamay saddex xisbi oo kala ah Urur siyaasadeedka Kaah, Urur siyaasadeedka Runta iyo Caddaaladda iyo Urur siyaaasadeedka Mideeye.

Kuraasta ugu badan goleyaasha degaanka degmooyinkan waxaa ku guuleystay ururka KAAH ee uu hogaamiyo madaxweyne Deni, waxayna u kala heleen codadka sidatan hoose.

Halkan ka Akhriso:

Related posts

SONSAF Oo Walac Ka Muujisay Khilaafka Siyaasadeed Ee Somaliland ka Taagan.

Heemaall

Puntland Oo Go’aana soo Saartay Amniga Degaannadeeda Oo Maanta Laga Shiray.

Heemaall

TPLF Oo Ogolaatay Xabadjoojin Bini’aadanimo Ee Lagu Baaqay

Heemaall