Heemaal News Network
somali

Akriso Magacyada Somali Badan Oo Maanta Lagu Dilay Cape Town.(Sawirro)

Maalmihii La soo Dhaafay Waxaa Lagu Dilay Dalkaan Koonfur Afrika Gaar Ahaan Magaalada Cape Town 6 Qof oo Soomaali ah Kadib Ugaarsi iyo aargudasho Laba Koox oo Gaangiistaro South African ah u dhaxeeya gudaha Cape Town,

Kooxaha oo loolan u dhexeeya ayaa isku qilaafay lacago baad ah oo aad u badan ay ka qaadan ganacsiyada Ajaanibta taasi ayaa keentay in isku dhac dhaxmaray ay galaafatay nolasha dad Gaaraya 13 oo 5 kamid ah Soomaali ahayeen halka inta kale ay South African ahayeen

Halkan ka Akhriso Magacyada Soomaalida la dilay saacadihii lasoo dhaafay:

1 Axmed Eybakar Cumar,Gobe Ranboow

2 Ismaaciil, Weydow Cumar sheikh

3 Cabdi,Fitaax Xasan Nuur,

4 Macalin Ibraahim Qaliiif,

5 Cabdulqaadir CumarCali,Biibaaaye,

6 Axmed Geestiir Axmed Timan, Jilac,

Ugu dambeeyntii Booliska magalada Cape Town ayaa gacanta ku dhigay 11 Qof oo looga shakisanyahay in ay ku lug lahayeen Toogashadii Ka Dhacday Deegaanka Khayelitsha
Halkan ka Daawo Sawirada

Related posts

Raysal Wasaare Rooble Oo Amar Dul-dhigay Khasnadaha Dawlada

Heemaall

Koobka Ramadaanka Ee ay Qabteen Mushariinta Fu’aad Iyo Sharmaake Oo lasoo Gabagabeeyay.

Heemaall

War Laga soo Saartay Khilaafka Hareeyey Baarlamaanka Puntland.

Heemaall