Heemaal News Network
somali

Alshabaab Oo Sheegatay Masuuliyadda Qarax Ka Dhacay Gobolka NFD

Xubno la sheegay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay qarax la beegsadeen kolonyo gaadiid ah o ay wateen ciidamo Kenyan ah xilli ay marayeen duleedka Magaalada lamu ee Gobolka Waqooyi bari.

Wararka la helay ayaa waxaa ay sheegayan in qaraxani burburiyey gaari Xamuul ah oo ay wateen ciidamadu, isla markaana uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac.

Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada qaraxaas, waxaana ay sheegeen in qaraxa uu ku dhintay darawalkii gaarigu, askar kalena ay ku dhaawacmeen.

Saraakiisha laamaha amniga Kenya weli wax faah faahin ah kama bixin qaraxaas.

Related posts

Xildhibanada Kulmiye Oo Xoog ku Ansixiyay Furista Ururada Siyaasada Iyo Mucaaridka Oo ka Dareeray.

Heemaall

Wasaarada Shaqada Galinta Oo Xuska Maalinta Caruurta Africa ku Qabatay Borama.

Heemaall

Wasarada Isgaarsiinta Oo Borama ka Daahfuray Wajiga Labaad Ee Hubinta Cabashada Taawarada Isgarsiin

Heemaall