Heemaal News Network
somali

Alshabaab Oo Weeraartay Saldhig Ciidamada Kenya Ku Leeyihiin Gobolka Gado

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degmada Ceelwaaq oo ka tirsan Gobolka Gedo ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa yimid, kaddib markii sida la sheegay Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar qarax ku bilaawday ay ku qaadeen saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ku leeyihiin degmada Ceewaaq, waxaana halkaasi ka dhacayd daagal xoogan.

Al-Shabaab oo ka hadlay dagaalka ayaa waxaa warar lagu qoray baraha Internet-ka ee taageera Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in weerarkaas lagu dilay askar uu kujiro Sarkaal laba Xiidgle Kenyan ah, wallow aysan jirin warar madax bannaan oo xaqiijinaya sheegashada Al-Shabaab.

Related posts

Askar Kenyaan ah Oo Lagu Dhaawacay Weerar Alshabaab ka Geysteen Mandheera.

Heemaall

Ra’iisul Wasaaraha Sudan Oo ka Digay In Dagaal Sokeeye Uu ka Dhaco Dalkaasi.

Heemaall

Suldaan Abshir Iyo Musharaxiin ka Qayliyay Sanduuq Laga Musuq-maasuqay Codbixintii Borama.

Heemaall