Heemaal News Network

António Guterres Oo Anita Kiki Gbeho U Wakiishay Soomaaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Anita Kiki Gbeho oo reer Ghana ah inay noqoto ku-xigeenka cusub ee Ergeyga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

Ms. Gbeho ayaa xilkan kala wareegeysa Raisedon Zenenga oo reer Zimbabwe ah oo loo magacaabay kaaliyaha xoghayaha guud iyo isku duwaha howlgalka ee xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Libya (UNSMIL).

António Guterres ayaa uga mahad-celiyey Raisedon shaqadii iyo dadaalkii ee uu ku tabarucay shaqada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Related posts

Mareykanka Oo Looga Digay Inay Liiska Argagixisada ku Daraan Xuutiyiinta Yemen.

Heemaall

Puntland iyo Xukuumada Rooble Oo ka Heshiiyay Qodob ay Horay Isugu Mari-waayeen.

Heemaall

Dalxiisayaal Diiday Afxidhasho Oo Lagu Ganaaxay Cinqaab Jidheed (Gacmo Kicis)

Heemaal

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More