Heemaal News Network
somali

Aqalka Sare Oo soo Saaray War Lid ku ah Mudo Kordhinta Golaha Shacab Ansixiyeen.(Akhriso)

Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa war ka soo saaray go’aankii maanta ee Golaha Shacabka uu muddo labo sano ah ugu kordhiyay hay’adaha dowladda, si la isugu diyaadiyo doorasho qof iyo cod ah.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Aqalka Sare ayaa lagu sheegay in Golaha Shacaka uu go’aan hal dhinac ah qaatay, taasina ay ” dalka u horseedeyso xasilooni darro siyaasadeed oo ay wehliyaan khatarro amni iyo xaalado kale oo aan hadda la saadaalin karin,”

Sidoo kale ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay soo farageliyaan xaaladda dalka, kahor inta aysan faraha ka bixin ayaa lagu yiri qoraalka.
Halkan Hoose ka Akhriso;

Related posts

Tababar loo soo Xiray Ardayda Computer Science Ee J/EELO Oo Shahaadooyin la Gudoonsiiyay.

Heemaall

Safarka Fahad Yaasiin Ee Muqdisho Oo Xiisado Hor Leh Abuuri karta.

Heemaall

Amoud Foundation Oo Agabka Wax Lagu Barto U Qaybiyay Ardayda Dudsiga Sh.Cismaan Ee Borama

Heemaall