Axmed Madoobe Oo Maanta Furaya kala fadhiga 3-aad Ee Golaha Wakiilada Jubbaland

Madaxwaynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furaya kala fadhiga Golaha Wakiilada dowlad goboleedka Jubbaland oo muddo laba bilood ah ku maqnaa fasax.

Munaasabada qaban qaabada oo hadda ka socota xarunta daawad ayaa waxaa jooga Gudoonka Golaha wakiilada Jubbaland,Xildhibaano,wasiiro iyo dadwayne ka qayb galaya munaasabad lagu furaayo kala fadhiga sadexaad ee golaha wakiilada Jubbaland .

Madaxwaynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed ayaa laga yaaba in uu khudbad ka jeediyo Munaasabada furitaanka Golaha wakiilada Jubbaland,Taas oo laga yaabo in uu uga hadlo heshiiskii siyaasadeed ee madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jira iyo madaxda dowlada federaalka Soomaaliya ku gaadheen 17 bishii aan soo dhaafnay.

Related posts

Zidan Oo Ku Goodiyey In Cinqaab Intan Ka Badan Marsiin Karayey Bacelona

Heemaal

Yahuudda Masar Oo Laga Mamnuucay Dabbaaldegyada Munaasibadaha Diiniga.

Heemaall

Xus Loogu Ducaynayay Dadkii Lagu Xasuuqay Qaraxii Zoobe Oo Lagu Qabtay Muqdisho.(Sawiro)

Heemaall

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More

Privacy & Cookies Policy